Xukuumadda Soomaaliya oo dib u eegis ku sameyneysa nidaamka Federaalka

Xukuumadda Soomaaliya oo dib u eegis ku sameyneysa nidaamka Federaalka

- in News
479
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa sheegay in nidaamnka Federaalka ay Somalia qaadatay uu noqday mid sii kala fogeynayo,islamarkaana abuuray dagaal u dhaxeeya maamul goboleedyada.

Wuxuu sheegay Cumar C/rashiid in Federaalka lagu deg degay,uuna soo istaagay meel aysan ka fileyn,isagoo hadalkiisa intaasi hadiiba federaalka uu sababay dagaal dib u eegis ay ku sameyn doonaan.

Hadalkaan ayuu Ra’iisal wasaaraha ka sheegay kulan lagu heshiisiiinayay maamulada Puntland iyo Galmudug oo shalay ka dhacay Gaalkacyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

The Great Grandson of Umar r.a – Umar Ibn Abdul Aziz (HD)