Xukumadda Jabuuti oo meel fagaaro ah ku gubtay daroogo ku kaceysa boqol milyan

Xukumadda Jabuuti oo meel fagaaro ah ku gubtay daroogo ku kaceysa boqol milyan

- in News
206
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Dowladda Jabuuti ayaa maanta meel fagaaro ah ku gubtay shixnad daroogo ah nooca kokeynka loo yaqaan ah oo qiyaastii la sheegay in ay ku kaceyso boqol milyan oo doolar.

Daroogadan oo ku jirtay jawaanno 500 kg ah, ayaa waxaa dhawaan lagu qabtay dekedda Djibouti, waxaana maanta dab lagu qabadsiiyay meel fagaara ah oo ay goob joog ka ahaayeen mas’uuliyiin ka tirsan dowlada.

Daroogada maanta la gubay ayaa markii la qabanayey waxaa lagu soo dhex qariyey konteenaro ay ku jiraan jawaanno sonkor ah oo laga soo raray dalka Brazil.

Ugu danbeyntii, daroogadan ayaa waxaa loo xiray ganacsade Jabuuti ah iyo rag u dhashay dalka Brazil.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

The Great Grandson of Umar r.a – Umar Ibn Abdul Aziz (HD)