Xog Culus Xasan sheikh oo halmalyan dollar ka helay sirdoonka dalka Sudan.

Xog Culus Xasan sheikh oo halmalyan dollar ka helay sirdoonka dalka Sudan.

- in News
385
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Xukumada Cumar Al bashiir ayaa hal million oo dollar Madaxweyne Xasan sheikh siisay ayadoo usoomarisay Sarkaal sare oo sirdoonka Sudan ah.

Lacagtan khasnada bankiga dowladda lama galin ee qolka uu jiifto ayaa la dhigay Madaxweynaha Soomaaliya sida BANA U sheegeen ilo wareedyo muhgiim ah.
Madaxweyne Xasan sheikh ayaa lacagtaan wuxuu bilaabay inuu u isticmaalo gadashada xildhibaano damjadiid ah.
Lacagtaas bixiskeeda waxaa u yaraa shan iyo toban kun oo dollar” Waxaana u badnaa lixdan kun oo dolar” Lacgtaas wuxuu u qaybiyay Madaxweynaha xisbigiisa Daamul jadiid ” Asagoo lacagtaan ubixiyay sikaladuwan.
Raga ku dhow dhow wuxuu sinayay lixdan kun, marka kuwa hoosena uu siinayay shan iyo toban kun”Lacagta waxaa markiiba saluugay qaar kamid ah damjadiidkii lacagta qaatay. Ragaas damjadiidka ah waxay markiiba ukala amba baxeen gobolada doorashada kadhacayso” Kuwa aan xaqiijinay waxay aadeen Jubbaland iyo Gado, Caabudwaaq,iyo Cadaado” Lakiin kuwa aaday Puntland xaqiiqdooda mahayno:Baaritaan baan ku wadnaa dib kala soco wixii ka soo kordha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

POLICEKA SUCUUDIGA OO AFDUUB JIRDIL IYO KUFSI U GEYSTEY HABLO SOOMAALIYEED OO JIDAH KU SUGAN