Xasan Sheekh oo u tanaasulay Farmaajo, kaddib markii looga cod badiyay wareegga labaad (Faahfaahin) »

Xasan Sheekh oo u tanaasulay Farmaajo, kaddib markii looga cod badiyay wareegga labaad (Faahfaahin) »

- in News
343
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa goor la soo gabagabeeyay doorashada Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo laba wareeg lagu soo koobay, kaddib markii uu tanaasulay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud oo halkaasi ka jeediyay khudbad ku wajahan isbedelka ku yimid.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu u tanaasulay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isagoona sheegay inuu la shaqeynayo Madaxweynayo Madaxweynaha cusub, wuxuuna ku booriyay dhammaanba madaxda maamul goboleedyada iyo Dowladda Federaalka ee uu isagu maamulayay inay la shaqeeyaan.

Natiijada wareegga labaad ayaa ku soo idlaatay saddexda musharax oo iyagu codadka u kala helay sidaan:-

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo 184-cod
Xasan Sheekh Maxamuud 97-cod iyo
Shariif Sheekh Axmed 46-cod.

Madaxweynaha la doortay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu dhaariyay isla halkii ay doorashada ka dhacday, wuxuuna khudbad oo uu halkaasi ka jeediyay u mahad celiyay dhammaanba musharaxiintii ka qeyb galay tartanka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Sheikh Abdourahman Bashir – Djibouti, 40 sano kadib wa sidee?