Waxaa goordhaw qarax uu ka dhacay Laamiga mashquulka badan ee Maka Al-Mukarama ee magaalada Mudisho

Waxaa goordhaw qarax uu ka dhacay Laamiga mashquulka badan ee Maka Al-Mukarama ee magaalada Mudisho

- in News
324
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa goordhaw qarax uu ka dhacay Laamiga mashquulka badan ee Maka Al-Mukarama ee magaalada Mudisho, waxaana qaraxa lasoo sheegayaa in uu yahay mid gaari lagu soo xiray.

Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in qaraxu ahaa mid nuuca gawaarida lagu soo xiro , waxa uuna haleelay gaari la sheegay in uu marayay afaafka hore ee Hotelka Maka Al-Mukarama .

Qasaaro ayaa lasoo sheegayaa in qaraxan uu ka dhashay inkastoo aan la ogeyn inta ay la egtahay, waxaana goobtasai ku holcaya oo gubanaya gaariga qaraxa lagu soo xiray.

Gaadiidka Ambalaasta deg dega ayaa goobta gaaray, waxaa sidoo kale halkaasi gaaray ciidamo katirsan Nabad Sugida Qaranka iyo booliiska oo goobtaasi xiray.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Omar Ibn Al-Khataab رضي الله عنه || Sh Shady AlSulaiman || Heroes of Islam