Taxanaha Mucjisooyinka Qur’aanka iyo Sayniska (Qeybti koowaad oo xiiso leh)

Taxanaha Mucjisooyinka Qur’aanka iyo Sayniska (Qeybti koowaad oo xiiso leh)

- in Archives, NEWS2, Religion
1813
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

aya1

Tan iyo markii koonka la uumay nolosha aadanuhuna bilaabantay, dadku waxa ay isku dayayeen in ay fahmaan dabeecadda, abuurka, iyo ujeeddada noloshaba. Haddaba xaqiiqo raadintan oo socotay amaba la kala dhaxlayay qarniba qariniga uu ka danbeeyo ayaa waxa ka dhalatay ilbaxnimooyin kala duwan. Diimaha ay dadyowga dunida korkeeda ku nool aaminsanaayeen ayaa iyana ka qayb qaadatay ogaanshaha qaybo ka mid ah xaqiiqooyinka koonka. Diimaha qaar waxa ay lahaayeen taariikh qoran oo dib loo raaco qaarna jiilba jiilki ka horreeyay ayuu ka dhaxlayay, khibradda iyo waaya aragnimada ay kolba faca ka horreeyaa uga tagaan.

Qur’aanka oo ah kitaabka ay raacaan dadyowga muslimka ahi ayaa ah halka ugu muhiimsan ee laga heli karo xaqiiqada koonka ee bini’aadamku waqtiga iyo hantida fara badan u huray ogaanshaheeda. Haddaba kitaabka qur’aanka ahi ma la jaan qaadi karaa fac walba oo la taagan yahay mana laga heli karaa xaqiiqooyinkaasi?

Jawaabtu waa haa. Waxa jiray  waqti suugaanta iyo gabayada ay ahaayeen shayga ugu muhiimsan ee la qaddariyo, xilligaas oo ku beegnayd markii uu Qur’aanku soo degayay. Kitaabku waxa uu noqday af suugaaneedkii ugu wanaagsanaa adduunyada kaas oo wax u dhigma iyo wax u dhow toona la keeni kari waayay. Bal u fiirso aayadahan:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Djibouti: Discours du président Ismail Omar lors de l’inauguration du port 24/5/2017