Boosaaso:-Ra’isalwasaaraha
DFKM
Prof.Cali
Max’ed
Geedi
ayaa
lagu
wadaa
in
uu
dhawaan
soo
gaaro
deegaanada
Puntland,
gaar
ahaan
magaalada
Boosaaso
ee
xarunta
Gobolka
Bari.
Cali
Max’ed
Geedi
ayaa
safarka
uu
ku
imaanayo
Puntland
waxaa
lagu
sheegay
in
uu
yahay
sidii
uu u
soo
xiri
lahaa
tababar
mudo
lix
bilood
ah
uga
socdey
Kuliyada
tababarka
ciidamada
Booliiska
degmada
Carmo
ee
Gobolka
Bari.
Waxaa
ka
socda
Magaalada
Boosaaso
ee
xarunta
gobalka
Bari
qabanqaabo
lagu
soo
dhaweynaya
Geeddi
waxaana
la
filayaa
in
uu
maanta
yimaado
Boosaaso
Madaxweyne
kuxigeenka
Puntland
Xasan
Daahir
Max’uud
(Afqurac).
Waxaa
sidoo
kale
la
filayaa
in
Geeddi
uu
kulamo
la
qaato
masuuliinta
gobalka
Puntland
si
loo
xaliyo
khilaaf
soo
kala
dhex
galay
madaxweynaha
iyo
Geeddi