R/wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte iyo Wafti uu hogaaminayo oo gaaray Beledweyne

R/wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte iyo Wafti uu hogaaminayo oo gaaray Beledweyne

- in News
413
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Wafti ka socda dowladda federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo R/wasaare ku xigeenka dowladda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Waftiga R/wasaare ku xigeenka ayaa waxaa ka mid ah Xildhibaano iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda Gobolka Hiiraan,Ujeedka Safarka R/wasaare ku xigeenka dalka ee Beledweyne ayaa waxaa lagu sheegay sidii odayaasha dhaqanka Hiiraan loogu qancin lahaa iney tagaan magaalada Jowhar.

Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa dhowr jeer oo hore ku fashilmay in Odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan ay ku qanciyaan iney ka qaybgalaan shirka dhismaha maamulka Hiiraan iyo Sh/dhexe ee ka socda magaalada Jowhar.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

رئيس الوزراء الكندي يفاجئ العالم بردة فعله عند سماع القرآن ويغيظ أعداء الاسلام