Qarax gaari oo hadda ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax gaari oo hadda ka dhacay Magaalada Muqdisho

- in News
332
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Gaari nooca raaxada ah oo lagu soo xiray qarax miino, ayaa goor dhow kula qarxay Isgoyska Beexaani ee Degmada Shibis ee Waqooyiga Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa lala eegtay Mustaf Jeylaani Abasheekh oo la sheegay In uu ka tirsanaa Howlwadeenada Dekedda Magaalada Muqdisho.

Qaraxan, ayaa waxaa uu dhaawac ka soo gaaray ninkii gaariga watay oo magaciisa lagu sheegay Mustaf Jeylaani Abba Sheekh, laguna sheegay in uu yahay nin rayid ah.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir, C/fitaax Cumar Xalane, ayaa wuxuu xaqiijiyay in muwaadin Mustaf Jeylaani Abba Sheekh, oo qura uu ku waxyeeloobay qaraxaasi.

Qaraxyada ceynkani oo kala ah, ayaa wax joogto ahi ka noqday Magaalada Muqdisho, waxaana Ururka Al Shabaab lagu eedeeyaa in ay ka masuul yihiin qaraxyadaasi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Djibouti: Discours du président Ismail Omar lors de l’inauguration du port 24/5/2017