Putland Ma Jiri Karto la’aantood Gobolada Sool, Sannaag iyo Cayn”Madaxweyne Cabdiweli Gaas

Putland Ma Jiri Karto la’aantood Gobolada Sool, Sannaag iyo Cayn”Madaxweyne Cabdiweli Gaas

- in Openion
144
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Putland Ma Jiri Karto la’aantood Gobolada Sool, Sannaag iyo Cayn”Madaxweyne Cabdiweli Gaas

Madaxweynaha Maamul-goboleedka Putland Cabdiweli Cali Gaas, ayaa markale ku hanjabaday in xukuumada Puntland gacanteeda ku soo celin doonto gobolada Sool, Sannaag iyo Cayn, oo uu sheegay in aanu jirayn heshiiskii bulshada Putland ee gobolada la’aantood. Madaxweyn Cabdiweli wuxuu sidaa ka sheegay fadhigii doraad ee uu hortagay Baarlamaanka Putland oo su’aalo laga weydiiyay maqnaanshaha gobolada Sool, Sannaag iyo Cayn. Madaxweyne Cabdiweli isagoo arrimaha ka hadlay wuxuu yidhi “Sool, Sanaag iyo Cayn waxaan aaminsannahay inay qayb muhiim ah ka yihiin jiritaanka Putland, Sool iyo Sanaag-na haddii aanay jirin heshiiskii bulshadeenu dhistay ee ka dhaxeeyey Putland ayaaba buraya.Marka Putland ma jiri karto la’aantood Sool, Sannaag iyo Cayn, Yacni waxaanu diyaar u nahay haddii aanu nahay Putland in dhulka maqan ee la tabayo ku soo laabto gacanta Putland.”Ayuu yidhi madaxweyn Cabdiweli Gaas

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Djibouti: Discours du président Ismail Omar lors de l’inauguration du port 24/5/2017