HOME QURAN CONTACT US HEESO ARCHIVES  
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Awdelnews
Boondheere
Ceelbuurnet
Dayniile
Dulmane.com
DjiboutNet
Hadhwanaag
Hiiraan
Jijigawe
Kilili 5aad
Lughaya
Rdio Golis
Radio Hargeysa
Somalilandnet
Somali Weyn
Waaga Cusub
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
  


 

 
Qarax dhaliyay qasaare oo iminka ka dhacay Baladweyne
Wararka deg dega ah ee ku soo dhacaya qolka warqabadka ayaa kuwaramaya in qarax xoogan uu iminka ka dhacay gudaha magaalada Baladweyne gobolka Hiiraan .

qaraxa ayaa waxaa uu dhacay mudo 5ka hor waxaana uu ka dhacay suuqa xoolaha magaalada Baladweyne halkaas oo xiliga uu qaraxu ka dhacayay aheyd goob mashquul ah dadkuna ay si aad ah ugu badan yihiin .

Wararka ka soo baxaya qaraxa ayaa sheegaya in ilaa iyo haatan la ogyahay ku dhowaad 2oo ku geeriyooday halka tiro ka badan dadkaasina ay ku dhaawacmeyn inkastoo aan si rasmi ah loo ogeyn qasaaraha .

ma ahan markii ugu horeysay oo uu qarax ka dhaco gudaha Baladwyene xalay ayay aheyd markii qarax siweyn loo maqlay uu ka dhacay agagaarka Hotel madiina Bartamaha Baladweyne.

 

 

 ©2007 Djiboutination web design. All Rights Reserved.