Maxaa kala qabsaday Sheekh Umal iyo Aqoonyahano Soomaaliiyeed oo Diinta faraha la soo galay (Daawo Muuqaal)

Maxaa kala qabsaday Sheekh Umal iyo Aqoonyahano Soomaaliiyeed oo Diinta faraha la soo galay (Daawo Muuqaal)

- in News, Openion, Religion
598
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa jawaab aad u kulul siiyay rag Aqoonyahano Soomaaliyeed ah oo ku nool gudaha dalka Mareeykanka, kuwaas oo faraha la soo galay Diinta Islaamka iyaga oon aqoon badan u laheyn .

Aqoonyahanadaan Soomaaliyeed oo Profasooro u badan ayaa waxa ay carabka ku dhufteen in Mareeykanka uu naga caqli badan yahay nagana aqoon badan yahay , waxeeyna diideen Mareekanka in la isku xukumo Diinta kuwaas oo ka door biday in Siyaasad iyo sharciyo kale la isku xukumo .

Hadalada Ragaan Aqoon yahanka sheeganaya oo buuq fara badan dhaliyay ayaa waxeey jawaabo adag ka heleen culumo Soomaaliyeed oo caan ah sida Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo jawaab kulul siiyay ragaan .

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Munchen Germany
Allbanaadir@live.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Djibouti: Les festivités du 40ème anniversaire au stade Gouled 26/6/2017