Masaajid ku Yaala Dalka Jarmalka oo la Qarxiyay xaalka shacabka oo aad u kacsan ka…

Masaajid ku Yaala Dalka Jarmalka oo la Qarxiyay xaalka shacabka oo aad u kacsan ka…

- in News
281
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Wararka ka imaanaya Dalka Jarmalka ayaa sheegaya in la qarxiyey Masjid ku yaalla Bariga Waddankaasi Xalay oo Talaado soo galeysay.

Weerarkaas ayaa waxa waxa uu ahaa mid Islaam Naceyb ah oo dad kooban ay soo abaabuleen.

Ilaa hadda lama sheegin Khasaro ka dhashay Qaraxaasi ka dhacay Magaalada Dresden Ee Dalka Jarmalka.

Booliska warbxin ay soo saareen waxay sheegeen in xaaladu ay markii dambe noqotay mid deggan.

ctwfqktw8aawidh

Nagala Soo Xiriir

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Omar Ibn Al-Khataab رضي الله عنه || Sh Shady AlSulaiman || Heroes of Islam