Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Ugu Baxay UK Iyo UAE –

Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Ugu Baxay UK Iyo UAE –

- in News
350
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay safar ugu kicitimay dalalka Ingiriiska iyo Imaaraadka Carabta.

Madaxweyne Siilaanyo sidii caadada u ahaan jirtay ee ahayd inuu saxaafadda la hadlo, shalay lama uu hadal wax warbaahin ah, waxaana warsaxaafadeed laga soo saaray madaxtooyada oo koobnaa lagu sheegay in safarka madaxweynuhu la xidhiidha “wuxuu daaran yahay dar-dargelinta hawlo Qarankeena muhiim u ah oo inaga dhexeeya Waddamada Imaaraadka Carabta iyo Ingiriiska, gaar ahaan dhinacyada Dhaqaalaha, Horumarka iyo Iskaashiga, iyo arrimo kaleba.” ayaa lagu yidhi warka madaxtooyadu soo saartay.

Wuxuu warku sheegay in madaxweynuhu ku sii hakan doono dalka Imaaraadka Carabta oo uu u dhaafi doono dalka Ingiriiska, iyadoo safarkiisu qaadan doono maalmo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Djibouti: Discours du président Ismail Omar lors de l’inauguration du port 24/5/2017