Madaxweyne Kuxigeenka Koofurta Suudaan Riek Machar oo lagu arkay Muqdisho

Madaxweyne Kuxigeenka Koofurta Suudaan Riek Machar oo lagu arkay Muqdisho

- in News
389
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Warar ayaa sheegaya in Madaxweyne Kuxigeenka Koofurta Suudaan Riek Machar iyo Xaaskiisa lagu arkay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Riek Machar,Xaaskiisa iyo weliba Carruur loo badinayo in ay dhaleen ayaa la sheegay in lagu dhex arkay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho Aadan Cabdulle Cismaan”Aadan Cadde” sida ay Qoreen qaar ka mid ah Warbaahinta ka soo baxda Koofurta Suudaan.

Sidoo kale Warbaahinta Warkaan lagu Faafiyay ayaa lagu sheegay in Dowlado ay ka mid tahay Itoobiya loo diidayRiek Machar Madaxweyne Kuxigeenka Koofurta Suudaan iyo Qoyskiisa in ay tagaan.

Dalka Adduunka ugu Cusub ee Koofurta Suudaan waxaa weli ka socda Dagaal u dhexeeya Ciidamo kala Taabacsan Madaxweynaha Koofurta Suudaan Salva Kiir iyo KuxigeenkiisaRiek Machar.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Daawo MD Farmaajo oo Go’aan adag ka qaatay Somaliland Midnimo ugu Baaqay 26 June