Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hogaamninayo ayaa shalay booqasho ku tagay magaalada Jigjiga ee xarunta Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.(Sawiro)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hogaamninayo ayaa shalay booqasho ku tagay magaalada Jigjiga ee xarunta Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.(Sawiro)

- in News, NEWS2
969
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hogaamninayo ayaa shalay booqasho ku tagay magaalada Jigjiga ee xarunta Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Maamulka Jigjiga iyo dadweyne kale ayaa shalay si diiran usoo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdiga la socday, waxaana magaalada Jigjiga loogu sameeyay Wafdiga Madaxweynaha Munaasabado lagu soo dhaweenayay.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Maamulka Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar iyo Golaha Wasiirada Maamulkaasi, waxa uuna kala hadlay sidii daris wanaga loogu wada noolaan lalahaa loona xoojin lahaa xariirka labada dhinac.

Xasan Sheekh ayaa sidoo kale soo kormeeray lana soo tusay Mashaariicyo kala duwan uu maamulka DDSI ka sameeyay magaalada Jigjiga, waxaana mashaariicdaasi Madaxweynaha uga warbixiyay Madaxweynaha maamulkaasi.





Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Télé Djibouti Chaine Youtube : J.T. Somali de 20h du 25/04/2017