Madaxweynaha KGS Shariif Xasan oo Ku Dhawaaqayo In u Yahay Musharax Madaxweyne

Madaxweynaha KGS Shariif Xasan oo Ku Dhawaaqayo In u Yahay Musharax Madaxweyne

- in News
626
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Sida ay sheegayaan warar hoose oo ku dhaw dhaw Madaxtooyada Maamulka Koofur galbeed Somalia, Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo uu kaga dhawaaqi doono inuu yahay Musharax u tartamaya Xilka Madaxweyne ee Soomaaliya doorashada la filayo in ay dhacdo Bisha November ee Sanadkan.
Madaxweyanaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa u muuqda waqtigaan xaadirka inuu haysto taageerada beelaha Digil & Mirifle, Beesha 5aad iyo Beelaha Direed iyo qaar badan oo ka mid ah beelaha Hawiye & Daarood gaar ahaan kuwa loo yaqaan “Class C” oo iyaga si aad ah uga soo daaley mudaddii 56 sano oo ay dalka u talinayeen beelo gaar ah oo ka soo jeeda beelaha Hawiye & Daarood, kuwaasoo hadda naf ahaantooda dareemey in ay yihiin caqabada hor taagan nabadda iyo wadajirka Soomaaliya.

Musharax Shariif Xasan iyo isbaheysigiisa siyaasada ee doorashada la filaayo in dalka ka dhacdo dhamaadka sanadkaan ayaa waxay qorsheynayaan in beelaha Hawiye iyo Daarood gaar ahaan kuwooda loo yaqaan CLASS C oo aan weligood helin wasiiro macno leh ama aan qaban jagooyinka sare ee dalka sida Gaaljecel, Xawaadle, Ogaden, leylkase, Murursade, Ortable iyo kuwa la midka ah ay u tartamaan kursiga aqalka Hoose ee barlamaanka Somalia.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

POLICEKA SUCUUDIGA OO AFDUUB JIRDIL IYO KUFSI U GEYSTEY HABLO SOOMAALIYEED OO JIDAH KU SUGAN