iska horimaad u dhexeya Ciidamada DFS & Al shabaab oo ka socda Bakool

iska horimaad u dhexeya Ciidamada DFS & Al shabaab oo ka socda Bakool

- in News
235
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Dagaal Culus oo u dhexeya ciidamada dowlada  iyo kuwa Al shabaab ayaa ka socda deeganka Dhiil oo 35 KM u jira degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool

Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa Saaka weerar ku qaaday degaanka Dhiil oo ay joogeen dagaalyahanada Al-Shabaab.

Ciidamada dowlada iyo  Al shabaab ayaa isku adeegsanaya hubka nuucyadiisa kala duwan iyado dhawaqa rasaasta laga maqlayo deegano ka baxsan halka lagu dagalamayo.

Deeganka  dhiil oo 35 KM u jira degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool ayaa waxaa in muddo ah gacanta ku hayay  ururka Al shabaab iyago ka soo abaabula Weerarada ay ku qadan ciidamada dowlada ee ku sugan Gobolka Bakool sida ay sheegeen Saraakiisha ciidamada dowlada.

ilaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay  dagalkan u dhexeya ciidamada dowlada iyo kuwa Al shabaab ee ka socda  deeganka dhiil.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Djibouti: Discours du président Ismail Omar lors de l’inauguration du port 24/5/2017