Hoobiyaal maanta ku soo dhacay Degmada wadajir oo ka tirsan Muqdisho

Hoobiyaal maanta ku soo dhacay Degmada wadajir oo ka tirsan Muqdisho

- in News
270
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Tiro Hoobiyaal ah ayaa maanta ku dhacay xaafadda Buula-xuubeey ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir,waxaana la sheegay in ay ku dhaawacmeen Dad rayid ah.

Hoobiyaasha ayaan la ogeyn halka laga soo tuuray.

Al-shabaab ayaa sheegay in ay Madaafiic ku garaaceen Xarunta Ciidamada AMISOM ee Xalane.

Laamaha Ammaanka Soomaaliya weli wax war kama soo saarin Hoobiyaasha ku dhacay Degmada Wadajir.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Djibouti: Discours du président Ismail Omar lors de l’inauguration du port 24/5/2017