Hogaamiyaha dhaqdhaqaaqa Lubnaan ee Xisbullah Hassan Nasrullah ayaa balan ku qaaday in ay taageero buuxda la garab istaagayaan shacabka Falastiin

Hogaamiyaha dhaqdhaqaaqa Lubnaan ee Xisbullah Hassan Nasrullah ayaa balan ku qaaday in ay taageero buuxda la garab istaagayaan shacabka Falastiin

- in Politics
224
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Hogaamiyaha dhaqdhaqaaqa Lubnaan ee Xisbullah Hassan Nasrullah ayaa balan ku qaaday in ay taageero buuxda la garab istaagayaan shacabka Falastiin
Hogaamiyaha dhaqdhaqaaqa Lubnaan ee Xisbullah Hassan Nasrullah ayaa balan ku qaaday in ay taageero buuxda la garab istaagayaan shacabka Falastiin ee degan marinka Qaza ee yuhuudu maalintii 19-aad gumaadka ka wado.

Hogaamiyaha Xisbullah ayaa mar uu ka soo muuqday shaashada telefiishanka Bayruut waxa uu fariin xambaarsan digniin u diray dawladda Isreal ee xasuuqa ka wada Qaza, waxaanu Xasan Nasrullah farta ku fiiqay in dagaalku aanu noqonayn Qaza oo keliya.

“ haddii ay ciidamada yuhuudu sii wadaan dagaalka inay noqonayso baabi’in iyo xasuuqid,oo aanan sinaba uga joogi doonin inaanu u hiilino dadka Muslimiinta ah ee walaadeen reer Qaza isla markaana waxaanu samayn isbahaysi dhammaan dhaqdhaqaaqyada ka jira mandaqada, waana digniin aan farayo dawladda Yuhuuda” Xasan Nasrullah

“walaalaheena Reer Qazow, waanu idinla jirnaa,waanu idin garab taaganahay, waanu idinku amaanaynaa sida geesinimada leh ee aad iskaga difaaceysaan Yuhuuda, waanan hubaa inay jabeen ciidankii Yuhuudu waanay jabayaan” Hassan Nasrullah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

POLICEKA SUCUUDIGA OO AFDUUB JIRDIL IYO KUFSI U GEYSTEY HABLO SOOMAALIYEED OO JIDAH KU SUGAN