Go’aamadii Golaha Guurtida ee Khilaafka KULMIYE iyo labada garab oo aqbaley.

Go’aamadii Golaha Guurtida ee Khilaafka KULMIYE iyo labada garab oo aqbaley.

- in News1
188
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

DAAWO oo Akhriso Go’aamadii Golaha Guurtida ee Khilaafka KULMIYE iyo labada garab oo aqbaley.

Hargeysa (Gabiley Net) Waxa maanta qasriga madaxtooyada Somaliland lagu soo afjaray Khilaafkii u dhexeeyey Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye waxaana halkaasi go’aamadii la isla qaatay ka akhriyey Golaha Guurtida Somaliland oo ah Tiirka qarankani ku dhisan yahay ee hibada EEBBE u siiyey midaynta iyo daminta xaaladaha kolba jira ee markaasi taagan waxanay Go,aamadaasi noqdeen kuwo ay isla qaateen dhinacyadii Xisbigu u kala qaybsanaayeen iyada oo halkaasi Su’aalo lagu waydiiyey Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo labadooduba sheegay inay ku qanceen go’aamada ka soo baxay Golaha guurtida Somaliland

Halkan ka bogga Documantigii ay soo saareen Guurtidu
warqad

warqad1warqad2sawir2sawir
khilaaf kulmiye
khilaaf kulmiye4khilaaf kulmiye5sawir3sawir4sawir5sawir6sawir7sawir8sawir9

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Djibouti: Discours du président Ismail Omar lors de l’inauguration du port 24/5/2017