Dowlada Soomaaliya Oo Go’aan Lama Filaan Ah Ka Qaadatey Heshiiskii Somaliland Iyo Imaaraadka

Dowlada Soomaaliya Oo Go’aan Lama Filaan Ah Ka Qaadatey Heshiiskii Somaliland Iyo Imaaraadka

- in News
217
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Dowlada Soomaaliya Oo Go’aan Lama Filaan Ah Ka Qaadatey Heshiiskii Somaliland Iyo Imaaraadka

Dowladda Soomaaliya ayaa sharci daro ku tilmaamay Heshiiskii Somaliland ay la gashay dowladda Imaaraadka Carabta kasoo u ogolaanaya in ay Saldhig ciidan ay ka furato Magaalo Xeebeedka Berbera ee Somaliland.

Hanti dhowraha Qaranka Nuur Faarax Jimcaale ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado in dowladda Imaaraadka Carabta ay la gasho Heshiis Somaliland oo ah maamul .

Waxaa uu sheegay in Heshiiskaan uu yahay mid Qalad ah ,islamarkaan si qaldan wax loogu sheegay xildhibaanada Somaliland.

Dhawaan ayaa xildhibaanada maamulka Somaliland ay meelmariyeen Heshiis dowladda Imaaraadka Carabta u ogolaanaya in ay Saldhig ciidan ay ka furato Magaalada Berbera.

Waxaana arintaasi si weyn uga soo horjeestay Siyaasiyiinta ugu Caansan Somaliland oo raba in laga noqdo heshiis lala galo dowla imaaraadka Carabta.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

DEG DEG:madaxweyne farmajo oo safarada Ethiopia kasaray villa somalia dajiyayna gees