DEG DEG : Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Laascaanood + gaadiid la gubay , Dhimasho iyo

DEG DEG : Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Laascaanood + gaadiid la gubay , Dhimasho iyo

- in NEWS2
221
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Dagaal culus oo ka dhacaday duleedka magaalada Laascaanood ayaa waxaa lagu soo waramaya in dhinacyadii ku dagaalamay Soomaliland iyo Khaatumo in uu soo kala gaaray qasaarooyin dhimasho iyo dhaawac, gaadiid dagaalna la gubay.

weli hadda lama hayo warsugan lakiin waxaa la huba inu khasare ka dhacay meesha iyada wixii ka soo kordha waan idinla socodsiin doona

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Djibouti: Les festivités du 40ème anniversaire au stade Gouled 26/6/2017