DEG DEG: Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho Ex: Tiitarkii Hore agagaarkiisa

DEG DEG: Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho Ex: Tiitarkii Hore agagaarkiisa

- in News
141
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">


Wararka inaga soo gaaraya Nawaaxiga Tiyaatarka Qaranka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhow halkaasi uu ku Qarxay Gaari Waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay.

Qaraxan ayaa waxaa si weyn looga maqlay nawaaxiga uu ka dhacay, sida ay sheegeen dadka Degaanka.

Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay Qaraxan, sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka.

Gaadiidka gar gaarka deg dega ah ayaa waxa ay gaareen goobta uu Qaraxa ka dhacay, waxaana ay wadaan daad gureynta dadkii Qaraxaasi ku waxyeeloobay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Djibouti: Discours du président Ismail Omar lors de l’inauguration du port 24/5/2017