DEG DEG: 3 Askari oo lagu dilay Muqdisho

DEG DEG: 3 Askari oo lagu dilay Muqdisho

- in News
384
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Wararka inaga soo gaaraya Degmada Hiliwaa ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhow halkaasi lagu dilay 3 Askari oo ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Kooxaha Dilka geystay oo maleynayo in ay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab ayaa dilkan fuliyay, waxaana dilka kadib ay horey uqaateen Hubkii ay wateen Ciidamadaasi.

Xilliga la dilayay Askartan ayaa waxa ay ku sugnaayeen goob maqaaxi ah oo lagu shaaxeeyo, oo ku taalla Isgoyska Ex-control Balcad ee Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banadir.

Ciidamo ka tirsan Maamulka Degmada Hiliwaa ayaa waxa ay gaareen goobta uu ka dhacay dilka, waxaana ay halkaasi ka sameeyeen baaritaano ku aadan sida uu dilka u dhacay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Djibouti: Discours du président Ismail Omar lors de l’inauguration du port 24/5/2017