Dagaal xoogan oo ka socda Bakool iyo gaadiid dagaal oo ku qulqulaya

Dagaal xoogan oo ka socda Bakool iyo gaadiid dagaal oo ku qulqulaya

- in News
537
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Dagaal xoogan ayaa waxa uu hadda ka socdaa deegaan hoostaga Gobolka Bakool kaa oo u dhexeeya Ciidamada Dowlada iyo Maleeshiyaadka Alshabaab.

Dagaalka xoogiisa ayaa ka socda deegaanka Garasweyne oo 25km u jirta magaalada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool.

Dagaalka socda ayaa yimid kadib markii Ciidamada Dowlada ay weerar ku qaaden deegaankaasi oo ay ku sugan yihiin Maleeshiyaadka Alshabaab.

Gen. Xasan Baydhabo oo hogaaminaaya Ciidamada duulaanka qaaday ayaa sheegay inay ka go’antahay in Alshabaab ay ka saaran deegaanka.

Waxa uu sheegay in duulaanka socda kadib ay weerar ku yihiin deegaano kale oo ay heystaan Maleeshiyaadka.

Lama oga Khasaaraha ka dhashay Dagaalka wali ka socda Deegaanka Garasweyne.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

JT en Somali 20h du 18/01/2017