Dagaal culus oo goordhow ka dhacay Marka

Dagaal culus oo goordhow ka dhacay Marka

- in NEWS2
424
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Wararka ka imaanaya Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay dagaal aad u culus.

Dagaalka ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafado ka mid ah Magaalada Marka waxaana uu u dhaxeeyay Laba Maleeshiyo Beeleed oo halkaa waayadan ku dagaalamayay.

Inta la xaqiijiyay 5 Ruux oo dhinacyadii dagaalamayay ah ayaa ku dhintay dagaalka waxaana la soo sheegayaan in dhaawaca uu intaa ka badan yahay waxaana dhaawaca ku jira dad ra’yid ah oo xabada aqaladooda ay ugu tagtay.

Mudo yinkii u danbeeyay Marka iyo Deegaanada Ku hareereeysan waxaa ka dhacayay Dagaalo iyo Dilal Salka ku haaya aanooyin Qabiil Welina majirto cid si dhab ah isugu taagtay in ay wax ka qabato dagaal beeleed yadaasi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Daawo MD Farmaajo oo Go’aan adag ka qaatay Somaliland Midnimo ugu Baaqay 26 June