Dagaal culus oo goor dhow ka bilowday Magaalada Afgooye

Dagaal culus oo goor dhow ka bilowday Magaalada Afgooye

- in News
452
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Dagaal xoog leh ayaa ka bilowday degmada Afgooye oo ka tirsan gobolka Sh/hoose, dagaalkan ayaa waxa uu u dhexeeyaa ciidamada dowlada iyo dagaalyahano ka tirsan Alshabaab oo weerar ku soo qaaday fariisimo ay ku lahaayeen ciidamada dowlada degmada Afgooye.
Dagaalkan oo hubka noocyadiisa kala duwan la isu adeegsanayo ayaan la ogeyn qasaaraha ka dhashay hase yeeshee waxaa jira cabsi xoog leh oo soo wajahday dadka rayidka ah ee magaalada Afgooye

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Suaashii Ugu Saameynta Badnayd Ee La Weydiiyay Siyaad barre 1972 gii