DAAWO : Wasiir sharaxay Sababta NASTEEXO INDHO Looga Caydhiyey Hargeysa iyo Dhaqan Xumo uu ku sheegay

DAAWO : Wasiir sharaxay Sababta NASTEEXO INDHO Looga Caydhiyey Hargeysa iyo Dhaqan Xumo uu ku sheegay

- in Archives, News
805
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Wasiirka diinta iyo awqaafta maamulka Somaliland oo warbaahinta kala hadlay sababta ay Fanaanada Nasteexo Indho uga hor istaageen Bandhigii xalay ay ku qaban lahayd magaalada Hargeisa, Wuxuuna sheegay in wasaarada loo keenay Muuqaalo iyo Sawiro dhaqan Xumo ah oo Fanaanada ku saabsan.
Sidoo kale wuxuu sheegay inaanay fanaanadu ogolaanshiiyo ay ku qabsan karto bandhig ka qaadanin wasaarada warfaafinta iyo dhaqanka, Sidoo kalana ay qaaday heeso uu sheegay in anshaxa islaamka ka soo horjeedo, Fanaanada ayaa saakaba ka dhooftay magaalada Hargeysa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Baarlamaanka Somaliya oo Cod Kalsooni ah Siiyay Wasiirada Cusub

Waxaa haatan soo gaba gabowday kalsooni siinta Golaha