DAAWO VIDEO+QORMO: Cali Khaliif muqdisho Siyaasadeeda Xumadeeda haduu ka Quustay,Reerka Hargaysa Miyuu U Rarayaa?

DAAWO VIDEO+QORMO: Cali Khaliif muqdisho Siyaasadeeda Xumadeeda haduu ka Quustay,Reerka Hargaysa Miyuu U Rarayaa?

- in News
239
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">


Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Ayaa Mudo badan waxa Uu isku dayey Inu xilka qabto Dowlada faderalka Soomaaliya lakinse Kuma Guulaysan tan Iyo markii Uu Xilka Raysal wasaare qabtay,isku day badan Kuma Guulaysan.

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo cabashjadiisa wax badani Soo bandhigay Inuu Doortay madaxweynaha Soomaaliya xasan Sheekh maxamud,lakiin Markii ugu danbeyey waxay ahayd markii uu Gudoomiyaha Barlamaanka isku Sharaxay.

waxa Dhowr Jeer uu ku Celiyey Inuu ka Quustay Muqdisho isla Markaasina Wax danbe Aysan ka Sugayn muqdisho ilaa Dowlada Jirta Xataa uU sheegay inaysan Doonayn inay Soo laabato ama Mida la Dhisi Doono Dhulbahante wax la Qeyb sadaan.

Cali khaliif ciilka Xagee ayuu ka keenay..?

markii Uu Doonayey Xilka Gudoomiyaha Barlamaanka Waxa Jira rag Badan Oo Kujira Siyaasada Muqdisho iyo mida Puntland Oo dagaal badan kala Dhaxeeyey Taasi oo gaadhey In laysku Awodaysto Siyaasada Inuusan Shaqsi Puntland Ah Xilka Madaxweynaha Uusan qaban.

waxa cali khalif uu Codadkisa Dhamaan Iyo inta tageersanaa Uu ka Codsaday Inay Doortana xasan Sheekh Maxamud kadibna Uu xasan Sheekh maxamud raysal wasaare u magacaabo Shaqsi kasoo jeeda Khaatumo Lakiin Wuu Ka diidey.

Waxa Go’aankani la qabey Siyaasin badan Oo kaso Jeeda waqooyiga Soomaaliya Sida Uu Qiray Axmed ismaciil samatar o laftisa Doonayey Shaqsi Reer waqooyi xilkaasi loo magacaabo lakiin xasan Ayaa ku balan Furay.

Hadaba Xanaaqyada isku xigaa Ayaa Keenay inuu ka Quusto Siyaasada Muqdisho inuusan Xilka Filayn hadii Sidaasi dhacdayna Reerka Inuu Uraro Soomaliland,balse Soomaliland Xil ma ka qaban Donaa ?

hadiiba xataa Uu Isagu jecel yahay Inuu Xilka qabto Fili maayo inuu xil ka qabanayo sababtani Oo jira.

Beesha Hargaysa Ma Jecla Inuu Xil madaxweyne Ama Kuxigeenka inuu qabto Shaqsi beesha Isaaq Ahayn.

Sharciga U yaala waa Xisbiyo Siyaasadeed Oo ka wada Tirsan beesha Nin Xisbiga Madaxdisa Soo sharaxina iskuma Sharaxi karo xilalkaasi.

Pro cali khaliifna Xildhibaan haduu rabo muqdisho Ayuu Jogi laha lakiin waxa Uu ug jecel yahay Inuu madaxweyen Ama Kuxigeen qabto,Inkasta Oo la Joogin xili laga hadlo cali khaliif Xil nooce Ayuu ka rabaa Soomaliland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

POLICEKA SUCUUDIGA OO AFDUUB JIRDIL IYO KUFSI U GEYSTEY HABLO SOOMAALIYEED OO JIDAH KU SUGAN