Daawo Sawirada:Qarax Xoogan oo Gil Gilay Xaafada Soomalida u badan tahay ee oslo ka…

Daawo Sawirada:Qarax Xoogan oo Gil Gilay Xaafada Soomalida u badan tahay ee oslo ka…

- in News
180
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Booliska dalka Norway ayaa waxaa ay xalay ka sameeyeen xaafadda Gronland ee caasimadda dalkaasi ee Oslo howlgal ay ku qarxinayeen walxo qarxa kaas oo laga helay goob xaafaddaasi ka mid ah.

Xaafaddan oo caan ku ah jaanibta, waliba soomaalida oo ay ganacsiyo badan iyo masaajid ku leeyihiin ayaa waxaa sidoo kale ku badan qowmiyadaha kele sida Pakistanta, carabta noocyadeeda kala duwan iyo waliba dadyowga kale ee aan asal ahaan kasoo jeedin Norway.

Boolisku wali ma aysan caddeyn waxa uu qaraxaasi ahaa, balse waxa ay sheegeen in ay qarxiyeen wax u eg qarax.

Arrintan ayaa imaaneysa maalin uun kaddib markii uu weerar argagixiso oo loo adeegsaday gaari xamuul ah oo dad la jiirsiiyay uu ka dhacay caasimadda dalka Swedan ee Stockholm oo deris la ah dalka Norway.

Dowladda Norway ayaa sheegtay weerarkii Swedan kaddib in ay adkeyneyso ammaankeeda islamarkaana ay qaadi doonto tallaabooyin lagu xaqiijinayo ammaanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Sheikh Abdourahman Bashir – Djibouti, 40 sano kadib wa sidee?