DAAWO: Nin Ajnabi ah oo Haweenay Somaliyeed oo Da’ah ku Kufsaday Minnesota iyo Sida wax u dhaceen

DAAWO: Nin Ajnabi ah oo Haweenay Somaliyeed oo Da’ah ku Kufsaday Minnesota iyo Sida wax u dhaceen

- in News
651
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

sheegay inuu ku Kufsaday Haweenay Soomaaliyeed oo Da’ah Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, Sidoo kalana wuxuu Weerar kaas lamid ah u Gaystay Haween kale.

Ciidamada Booliska ee Howshan ku howlan ayaa Shacabka uga Warbixiyey, SIdoo kalana waxaa Arintaasi ka hadlay Qaar kamid ah Soomaalidii ka qayb gashay Kulankaasi.

Dhacdada Noocan ah ayaa la sheegay Hadii uu gaysan lahaa nin Soomaali ah in Aad loo Buunbuunin lahaa, Balse marka ay Soomaaalida dhibaatu gaarto aan aad looga hadal.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Warbixin :Fidel Castro iyo Somaliya