DAAWO Muuqaal Sir ah Masuuliyiinta Somaliland oo Muqdisho ku Dagaalamay Markii Lacagta Laga Qaatay

DAAWO Muuqaal Sir ah Masuuliyiinta Somaliland oo Muqdisho ku Dagaalamay Markii Lacagta Laga Qaatay

- in News
294
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Doorashada ka socota Soomaaliya Waqtigan ayaa lagu sheegay inay tahay midii ugu Musuq maasuqa Badnayd, iyadoona ay waxyaabo Bulshada Soomaaliyeed ka yaabiyey ka dhaceen.

Hadaba waxaa suura gashay in muuqaal toos ah laga duubo, Qaar kamid ah Musharixiintii Gobolada Waqooyi ee maamulka Somaliland oo ku dagaalamaya lacagtii laga qaatay markii loo Codayn waayey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Sir Culus Daawo Ciidamada Itoobiya Ee Somaliya Jooga oo Alshabaab Hubkagatay Kadibna Baxsaday