DAAWO : C/weli Gaas Dad Xamar jooga ayaa Somaliland u bedelay Dir waqooyi

DAAWO : C/weli Gaas Dad Xamar jooga ayaa Somaliland u bedelay Dir waqooyi

- in Archives, News
1106
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa mar kale ka hadlay muranka ka taagan xubnaha Aqalka sare ee baarlamanka iyo qaabka loo qeybiyey.
Gaas, ayaa si gaar ah uga hadlay iyo dooda ay qabaan xubnaha dowladda Federaalka u metala maamulka Somaliland iyo xubnaha la sheegay in loogu daray Puntland, oo ay ka qeyliyeen, Wuxuuna sheegay in wax buuq ah aysan ka jirin xubnaha aqalka sare, balse ay jiraan sida uu yiri qolo xaafadaha Xamar joogta oo aan cidna metelin, oo qeylinaya. Wuxuu si cad u sheegay in Somaliland xubnaha loo qoondeeyay aysan ahayn inay Dir Waqooyi leedahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

DJIBOUTI Bruxelles( libaan yaa dilay )interview RTD UK