Ciidamada Liyuu Boolis Oo Dhowaan Kusoo Wajahan Magaalada Kismayo

Ciidamada Liyuu Boolis Oo Dhowaan Kusoo Wajahan Magaalada Kismayo

- in News
344
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose kusoo wajahan yihiin ciidamada Liyuu Boolis ee ka ammar qaata maamulka Jigjiga.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa Kun askari ka dalbaday maamulka Jigjiga, kuwaasi oo gacanta loo gelin doona amniga guud ee Kismaayo, sidoo kalena la geyn doono degmada Bu’aaale oo dhowaan la qorsheeyey in Al-shabaab laga saaro.
Madaxweynaha Ismaamulka Soomaaalida Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar ayaa qadka Taleefanka kula hadlay Axmed Madoobe, waxaana ay isla garteen in ciidankaasi sida ugu dhaqsiyaha badan looga dejiyo Kismaayo.
Ciidamadan ayaa si gaar ah waxay ammar uga qaadan doonaan oo kaliya Axmed Madoobe, waxay ka madaxbannaan doonaan saraakiisha ciidamada DFS iyo Jubbaland.
Waa ciidamo ammarka Axmed Madoobe oo kaliya ku soconaya, islamarkaana meesha uu isaga u diro howlgallo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Warbixin :Fidel Castro iyo Somaliya