Ciidamada AMISOM ayaa Dad Rayid ah oo Aan Waxba Galabsan ku Xasuuqay Gobolka Sh/Hoose Gaar ahaan Duleedka Degmada Qoryooleey.

Ciidamada AMISOM ayaa Dad Rayid ah oo Aan Waxba Galabsan ku Xasuuqay Gobolka Sh/Hoose Gaar ahaan Duleedka Degmada Qoryooleey.

- in News, NEWS2
764
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Ciidamada AMISOM ayaa Dad Rayid ah oo Aan Waxba Galabsan ku Xasuuqay Gobolka Sh/Hoose Gaar ahaan Duleedka Degmada Qoryooleey.

Ciidamda AMISOM ayaa Gaari qudaar siday ku Dhuftay quray nooca loo yaqaano Sabanka kaasi oo qasaare u geeystay dad rayid ah oo aan waxba galabsan.

6 ruux ayaa ku geeriyootay kuwaasi oo ahaa dadkii saarnaa gaariga oo ahaa wadihii gaariga iyo Kirishbooyga iyo waliba afar ruux oo kale oo ahaa dadka gaariga saarnaa.

AMISOM ayaa si bareer ah dadkaasi u toogtay iyaga oo aan waxba galabsan waxaana xusid mudan in AMISOM aanay si rasmi ah uga hadlin xasuuqaasi.

Dhowr jeer oo hore ayaa Ciidamada AMISOM waxa ay xasuuq ka geeysteen Qaar kamid ah Gobolada Dalka Soomaaliya.

18-2 xasuuq-3 xasuuq-4 xasuuq-5 xasuuq-6 xasuuq-7

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Télé Djibouti Chaine Youtube : J.T. Somali de 20h du 25/04/2017