Baarlamaanka Somaliya oo Cod Kalsooni ah Siiyay Wasiirada Cusub

Baarlamaanka Somaliya oo Cod Kalsooni ah Siiyay Wasiirada Cusub

- in News
239
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa haatan soo gaba gabowday kalsooni siinta Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya iyadoo xildhibaanada ay si gacan qaad ah codka udhiibanayen.
Ra’isul wasaaraha DF Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sharaxay siyaasada xukumadiisa iyo waxyaabaha ay qaban doonto kadibna waxaa ay xildhibaanada si gacan taag ah udhiibteen codka.
Waxaa Ogolaatay oo codka kalsoonida siiyay xukumada DF Soomaaliya iney ansaxtahay xildhibaano gaaraya 224
Waxaa diiday xukumada cusub ee RW Kheyre Xildhibaano gaaraya 15 xubnood
Gudoonka barlamaanka ayaa sidoo kale ku dhawaaqay in kaliya labo xildhibaan ay diideen golaha wasiirada cusub
Sidaas ayay xukumada RW Xasan Cali Kheyre ku heshay codka kalsoonida barlamaanka Soomaaliya.
Kadib Waxaa haatan la dhaarinayaa Golaha Wasiirada Cuusb

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Omar Ibn Al-Khataab رضي الله عنه || Sh Shady AlSulaiman || Heroes of Islam