Askari Djiboutien ah oo lagu Dilay Magaalada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan

Askari Djiboutien ah oo lagu Dilay Magaalada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan

- in News
125
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Wararka laga helayo Magaalada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Askari ka tirsan Ciidamada AMISOM, kaar ahaan kuwa ka soo jeeda Dalka Jabuuti lagu Dilay halkaasi.

Askarigan ayaa dilkiisa yimid kadib markii uu u gacan qaaday Haweeney qaad ku iibisa Degmada Buulo-burde, maadaama sida la sheegay lacag deen ah ku la heyd.

Intaasi kadib, ayaa Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda oo garab u ah Haweeneydaasi waxey murmeen Askariga Jabuutiyaanka ah.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda iyo kuwa Jabuutiyaan ah ay isku dhaceen islamarkaana halkaasi uu ku dhexmaray israsaaseyn.

Iska horimaadka kadib ayaa Magaalada Buulo-burde waxaa lagu arkay Meydka Askarigii

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Saudi Arabia, Djibouti sign MoUs, agreement

RIYADH: Two memorandums of understanding (MoUs) and a