Arag sawir muujinaaya in Siyaasiyiinta iyo maamulada dalka ay iibsanayaan Somalia iyo astaanteeda

Arag sawir muujinaaya in Siyaasiyiinta iyo maamulada dalka ay iibsanayaan Somalia iyo astaanteeda

- in Archives, NEWS2
536
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Arag sawir muujinaaya in Siyaasiyiinta iyo maamulada dalka ay iibsanayaan Somalia iyo astaanteeda

Muqdisho –Sawirkaani ayaa waxaa lagu cabiray Damaca Dowlada Ethiopia ee qabsashada dhulka Somalia iyo damiir la’aanta Siyaasiyiinta iyo Maamulada dalka.

Xikmada ku hoos duugan sawirkaani ayaa ah in Dowlada qabsashada Somalia mustaqbalka dhow ay garab ku siinayaan Siyaasiyiinta iyo madaxda maamul Goboleedyada dalka oo iyagu mar waliba u taagan soo dhaweynta gumeystaha.

Sawir gacmeedkaani ayaa daba socda Dukumiintiyo dhawaan lagu baahiyay warbaahinta kaasi oo muujinaaya in Dowlada Ethiopia ay xili hore dajisay qorshaha la xiriira qabsashada Dalka Somalia.

sawir

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Djibouti: Discours du président Ismail Omar lors de l’inauguration du port 24/5/2017