Al-shabaab oo Weerar ku qaaday Ciidan ka Tirsan AMISOM

Al-shabaab oo Weerar ku qaaday Ciidan ka Tirsan AMISOM

- in News
917
0
script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Wararka ka imaanaya Degaanka Number 60 ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Al-shabaab ay Weerar dhabagal ah ku qaadeen Ciidan ka tirsan AMISOM oo ku siijeeday Degaanka Ceel-wareegow ee isla Gobolka Shabellaha Hoose.

Ciidamada AMISOM ee Jidka loo galay iyo Al-shabaab ayaa waxaa dhexmaray Dagaal Mudo Kooban soconayay.

War lagu qoray Warbaahinta Taageerta Al-shabaab ayaa lagu sheegay in Khasaare Ciidanka AMISOM Dagaalka uu ka soo gaaray,balse ma sheegin inta uu le eg yahay Khasaarahaasi.

AMISOM weli wax War ah kama soo saarin Dagaalka lagu qaaday Ciidankooda oo ma rayay Degaanka KM-60 Ee Gobolka Shabellaha Hoose

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like

Daawo MD Farmaajo oo Go’aan adag ka qaatay Somaliland Midnimo ugu Baaqay 26 June